berberatoday.com
Dawladda Turkiga Oo Sii Wadda Caydhinta Shaqaalaha Lagu Tuhmayo Ururka Fathulaahi Gulen
October 31, 2016 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Xukuumadda dalka Turkiga, ayaa shaqadii ka caydhisay in ka badan 10,000 oo shaqaale rayid ah iyada oo xukuumadda Turkigu waddo tallaabooyin ay wax kaga qabanayso isku-daygii inqilaab ee dalkaasi ka dhacay bishii Julaay.

Shaqaalahan la eryey ayaa isugu jira aqoonyahan, macalimiin jaamacadeed iyo shaqaale Caafimaad, waxaana la baahiyey warka erigooda doraad.

Turkigu wuxuu hore shaqada uga caydhiyey in ka badan 80,000 oo shaqaale rayid ah, isaga oo xabsiyadana u taxaabay in ka badan 30,000 oo kale kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xidhiidh la lahaayeen inqilaabkii dalkaasi ka dhacay Sannadkan.

Xukuumadda oo hoggaamiyo Madaxweyne Erdogan ayaa aaminsan in Shaqaalaha Dawladda ee isugu jira Ciidammada, Dhakhaatiirta iyo Shaqaalaha kale ee Dawladdu ay gacan-saar la leeyihiin Wadaadka Fathullaahi Gulen, kaasi oo Erdogan iyo Masuuliyiinta Xukuumaddiisu aaminsan yihiin inuu ahaa Maskaxdii ka dambeysay Afgambigii dhicisoobay ee qayb ka mid ah Ciidammada Milletariga ee Turkigu isku dayeen.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews