“Gacantii Cabdiraxmaan Ciro Ii Taagay Waxay Aheyd Gacan Munaafaq,Waxa Iiga Fiicnayd Inuu Cadaalad Ii Sameeyo”Axmed Muumin Seed
October 31, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani ahaa Musharixii Madaxweyne Kuxigeenka Xisbigaas Axmed Muumin Seed oo hada ku sugan magaalada Berbera oo xeebta batalaale Nasasho ku qadanaya ayaa hadal uu warbaahinta siiyay waxa uu sheegay inuu Gudida Diwaan galinta Urarada siyaasada uu dacwad ka dhan Xisbiga Waddani Iyo Cabdiraxmaan Ciro ugudbin doono,
Waxa kaloo uu sheegay Gudoomiye Axmed Muumin Seed mar uu ka hadlaayay gacantii uu utaagay cabdiraxmaan Ciro uu utaagay xiligii shirkii Golaha dhexe waxa uu kutilmaamay inay gacantaasi aheyd gacan munaafaq taagay