berberatoday.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Oo Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda UNOCHA
October 31, 2016 - Written by Berbera Today

Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Ku Simaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta 31 October, 2016 Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka tirsan hay’adda UNOCHA.

camay
Saraakiisha uu Madaxweyne ku xigeenku ku qaabilay xafiiskiisa waxaa kamid ahaa Mr. Justin Brady oo ah madaxa hay’adda UNOCHA ee Soomaliya oo qaabilsan xafiiska kaalmada bini’aadanimada ee UN-ka iyo sidoo kale madaxa xafiiska UNOCHA ee Puntland Mr Francis iyo ku xigeenkiisa Maxamed Cismaan.
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Ku Simaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa saraakiisha hay’adda UNOCHA kala hadlay arrimaha abaaraha oo ay Dawladda Puntland hore ugu dirtay beesha caalamka baaq la xiriira sidii Puntland loogu soo gurman lahaa, maadaama ay qaar kamid ah deegaanada Puntland ka jiraan abaaro saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyada.
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Ku Simaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa hay’adda UNOCHA uga mahad celiyey sida ay ugu howlan tahay inay ka qayb qaadato gurmadka loo samaynayo dadka ay abaartu saamaysay ee ku dhaqan qaar kamid ah deegaanada Puntland.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews