berberatoday.com
Roobab Mahiigaan Ah Oo Ku Dhuftay Dalka Masar + Dad Kor U Dhaafaya Sodoneeyo Qof Oo Ku Geeriyooday Iyo Dhawaaca Oo Kor U Dhaafay 77 Qof
October 31, 2016 - Written by Berbera Today

Cairo(Berberatoday.com)-Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 26 qof ay ku geeriyootay, 72 kalena ku dhaawacmeen, kadib, markii uu daad xooggan ku dhuftay 48 saacadood ee lasoo dhaafay Bariga dalkaasi..
Koonfurta Siinay, waxa ku dhintay sagaal qof iyo mid ku dhaawacmay. deegaanka Sohag siddeed qof ayaa ku dhintay 23 ayaa ku dhaawacmeen, halka Beni Suef shan qof ku dhaawacmeen.masar roobab ka da'ay
Badda Cas, sagaal qof ayaa ku dhintay 35 kalena way ku dhaawacmeen, “sidaana waxa lagu sheegay wargeyska Masriga portal Ahram ee Onlineka.
Afhayeenka wasaaradda Caafimaadka , Khaled Megahed, ayaa sheegay in tirada dhimashada kici karto iyada qoysaska qaarkood ayasan sheegin geerida ka hor aaska.
Dawladda ayaa amar ku bixiyay in wadar ahaan 50 million lacagta masar u dhiganta ($ 5.6 million) loo qoondeeyo si magdhow ahaan loogu siiyo dhibbanayaasha daadadka dalka oo dhan , iyo 50 million oo kale si loogu dayactiro kaabayaasha meelaha ay dhibaatadu saameysey.
Roobab Mahiigaan oo dabaylo watay ayaa waxay Habeenkii Khamiista ka bilawdeen dalka Masar, waxaana la xiray 4 Deked oo ku taalla Goballadda Suweys iyo Port Saciid.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews