berberatoday.com
.”Xisbiga KULMIYE Wuxuu Kuwa Kala Dheer Yahay Waxa Jooga Laba Mujaahid Waana Aniga Iyo Muuse Biixi”Cabdiraxmaan Saylici
October 31, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ahna murashaxa Madaxwayne ee xisbiga KULMIYE ee doorashada soo socota ayaa sheegay inay xisbiga KULMIYE
hogaamiyaan laba mujaahid oo midkood yahay Mujaahid dalka u soo halgamay halka kan kalena yahay mujaahid dimuqraadiyadeed.saylici iyo muuse

Cabdiraxmaan Saylici ayaa sheegay inuu Muuse Biixi yahay Mujaahid dalka u soo halgamay cidna aanay ka dafiri karin, isaguna uu yahay Mujaahid dimuqraadiyadeed oo xisbigii uu siyaasadda ka bilaabay wali ku jira.

Madaxwayne kuxigeenka oo ka hadlayaya ayaa waxa uu yidhi:

“waxaa xisbigan jooga oo aanu dadka dheer nahay laba mujaahid ayaa isugu yimi, mujaahidkii halganka iyo mujaahidkii dimuqraadiyadda, Muuse Biixi waa mujaahidkii halganka cid kala masuugaysaa ma jirto anigoo Cabdiraxmaan ahi waxaan ahay mujaahidkii dimuqraadiyadda, waxaan ahay ninka xisbigii uu la bilaabay la dhamaystay ee la jooga ee sida siyaasiyiinta guur guura aanan guur-guurin, markaa laba mujaahid ayaa isugu yimi ee ha u daymo la’aanina”.

Geesta kale Cabdiraxmaan Saylici ayaa sheegay inuu xisbigiisu dhisi doono dawlad loo dhan yahay haddii uu guulaysto isla markaana ay cadaalad samayn doonaan, waxaana uu yidhi:
“waxaanu diyaar u nahay inaanu dhisno qaran loo siman yahay, umaddu u siman tahay gobolada Somaliland u siman yihiin”.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews