Daawo Muqaalka”Garnaqsiga Mayarka Ciddinka Berbera Iyo Xafiiltankii Mahdi Cismaan Buuri Ee Ku Aadana Gacan Ku Haynta Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera+Madaxweyne Kuxigeenka Oo Goobta Fadhiyay
November 1, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muqaalka Garnaqsiga Mayarka Ciddinka Berbera ee Ku Aadan Gacan Ku haynta Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera iyo Xafiiltanka Wasiirul Dawlaha Wasarada Biyaha Somaliland Mahdi Cismaan Buuri uu Ka Bixiyey
Labadan Masuul Oo Dooddooda Ka Dhiibtey Madal uu Ku Sugnaa Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland C,raxmaan Saylici.
