Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaaabey Eedeymo Shalay Uga Yimid Madxweyne Ku Xigeen, Fariin Digniin Ahna U Diray Xubnaha Uu Muumin Seed Hogaaminayo
November 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ugu horeyn ka jawaabey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici
Waxaa uu sheegay xildhibaanku in ay Muddane Saylici u qurux badan tahay in uu aamuso isaga oo xusay in uu saylici kursigan uu fadhiyo ku yimid qaab afduub ah oo bulshada Somaliland wada ogtahay