berberatoday.com
Dawlad Caalami Ah Oo Baadhitaano Xoogan Ku Bilowdey Wasiir Maxamuud Xaashi .
November 1, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Ka dib booqasho aan helin ixtiraam iyo meeqaamkii sare ee loo baahnaa, Waftigii Somaliland ee safarka ku tagay Landon waxa ay kala soo kulmeen niyad jab.

Waxa ay ahayd qorshuhu inay labo cisho kahor Madaxweyne Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo iyo sideedii Wasiir ee uu hogaaminayay inay kusoo laabtaan dalka 17 October , balse waxa dib u dhigay Mohamoud Hashi Wasiirka Madaxtooyada SL oo ay wareysi dheer lagashay wakaalada dakhli ururinta madaxa bannaan ee ingiriiska taas oo marka lasoogaabsado loo yaqaan HM Revenue and Customs.

Maxamuud Xaashi s

Mohamoud Hashi Waxa uu ahaa Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada , waxa uuna Madaxweynihii hore ee Mohamed Haji Ibrahim Egal ku naaneysis

jirey Osama , sababtuna waxa ay ahayd tuhunka xidhiidh ee laga qabay inuu xidhiidh la lahaa Al qaeda.

Dawladda ingiriisku waxa ay sigaar ah u xiiseyneysey inay ogaato Account kiisa Bank ee uga furan Dubai. Sida ay sheegeen ilo madax banan waxa uu sheegay in uu ugu jiro Account kiisa illaa lacag gaadheysay 1 million oo Dollar.

Wakaaladda waxa ay layaabtay isaga oo lacagahaas ku haysta Account dalka dibadiisa ah , hadan reerkiisu inay ku hoos noolyihiin dawladda.

Intaas waxa dheer inuu kuleeyahay guri Birmingham kaas oo u kireysan, gabadhiisuna ay iska leedahay dhawr gaadhi o nooca raaxada ah.

Intii lagu guda jiray wareysiga Wakaaladda HR Revenue and Customs , waxa ay sheegtay inay daba gal iyo baadhitaan ku samayn doonto dhowr qof oo uu kamid yahay qoyska madaxeynaha sida Wiilka uu soddoga u yahay Bashe Awil Omer , kaas oo hanti kaladuwan ku leh dalka UK iyo Dubai.

Amina Mohamed Jirde

Amina Mohamoud Jirde waa xaaska Madaxwene Ahmed Mohamoud Silanyo. Waxa ay Mohamoud Hashi kadhigatay sir hayaheeda ugu dhaw. Iyada oo rabta inuu difaaco oo uu ilaala gaar ah u noqdo iyada oo ka dalbatay inuu laxaajoodo hogaamiyayasha culimada , si ay usoo urursadaan mudaharaadayaal badan ,marka ay dalka yimaadaan diblomaasiyiin ingiriis ah , oo ayna ka codsadaan inay cadaadis kusaaraan labada aqal baarlamaan sidii ay ugu codeyn lahaayeen in dib loodhigo doorashada madaxtoyada.

Bashe Omer Awil

Waa wiilka uu sodoga u yahay Madaxweyne Silanyo, waana gacantiisa midig, Bashe Omer Awil sida Mohamoud Hashi waxa uu xidhiidh dhaw la leeyay Muse Bihi Abdi, musharaxa madaxweyne ee xisbiga talada haya ee kulmiye. Intaas waxa dheer labadooduba waxa ay dadajiyeen heshiiskii dekadda Berbera ee u dhaxeeyay dawladda iyo DPW.

Turjumaadda Warbixintii ay daabcaday (The India Ocean Newsletter )

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews