berberatoday.com
Isku Shaandheyn Lagu Sameeyay Golaha Wasiirada Dalka Itoobiya , Qaar Ka Mid Ah Wasiiradii Ugu Cuslaa Oo Seeftu La Tagtey Iyo Sababta
November 1, 2016 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada, si xal loogu helo rabshadaha iyo kacdoonada dalkaasi ka socda ee looga soo horjeedo Dowlada uu Hogaamiyo.

hailemariam-desalegn

Qaar kamid ah Golihii Wasiirada Itoobiya ayaa xilka laga qaaday halka kuwa kalana la isku badalay, waxaana Wasiirada Muhiimka ah ee xilkooda waayay kamid ah Wasiirkii Arimaha Dibada iyo Wasiirkii Maaliyada.

Wasiirkii arrimaha dibedda Itoobiya Tedros Adhanom oo saaxiib dhaw la ahaa R/Wasaaraha Itoobiya ayaa xil kaqaadistiisa loo arag mid layaab leh, Wasiirka ayaana horey iskugu soo sharaxay xilka hoggaanka Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.

Golaha Wasiirada Cusub ee ansixiyeen Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa waxaa ku jira wajiyo cusub oo lagu soo daray Xukuumada, waxaana isbadalkan Dowlada ku dooneysaa in ay ku xaliso cabashooyinka ay Qoomiyadaha qaar ka muujiyeen Dowlada dalkasai.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews