Maraakiib Dagaal Oo Ku Dhawaaday Xeebta Degmada Qandala Ee Gobolka Bari
November 1, 2016 - Written by Berbera Today
Bosaso(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya Degmada Qandala oo ka tirsan Gobolka Bari, ayaa waxa ay sheegayaan in Maraakiib dagaal ay ku dhawaadeen Magaaladaasi oo sida la sheegaayo ay ku sugan yihiin Xoogaga Daacish. 
Magaalada Qandala waxaa ku sugan ururka Daacish oo dhowaan halkaasi la wareegay, waxaana halkaasi ka barakacay dadkii ugu badnaa.