Mujaahid Cali Guray Oo Hogo Tusaaleeyay In Muuse Biixi Yahay Madaxweynaha Mustaqbalka Ee Somaliland Xisbiga Waddanina Ku Tilmaamay Mid Guul Daro Usoo Hoyatay
November 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cali Yuusuf Axmed Cali Guray oo maanta warbaahintu ay su,aalo daran doori ah ku gantey ayaa waxaa si lama filaan ah carabkiisa uga soo baxay hadlo ah in uu Muuse Biixi ku tageero doono Reernimo hadii uu Jamaal Cali Xussen musharax noqon waayo .
“Muuse Biixi waa musharax oo Kulmiye ayaa ka dhigtey , Muuse waxuu helay codadka labadii musharax reerkiisa ayaa midi meesha ka baxay , hadii uu ka baxana waxuuna qabyaalad ayuu noqonayaa oo hadaa ma Muuse Biixi ayaa alaab meel laga helay ah ” ayuu yidhi