berberatoday.com
Musharaxa Madaxweyne Ee Dalka Mareykanka Hillary Clinton Oo Ka Hadashey Baadhitaano Ay Ku Bilaabeen FBI-da Dalkaasi
November 1, 2016 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Hillary Clinton Waxay sheegeysaa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee la soo bandhigay aysan sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah.

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga, waxay taageera yaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July oo ahaa in la ogaaday inaysan wax qalad sameyn.

hillary

Ayadoo ka hadleysay gobolka Ohio, Mrs Clinton, waxa ay sheegtay in FBI-da aysan helin doonin cadeyn lagu dacweyn karo.

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa soo dhexgalay muranka cusub ee ruxay ololaha doorashada ee dalkaasi.

Madaxweyne Obama ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in agaasimaha FBI-da, James Comey, uusan isku deyi doonin inuu galaangal ku yeesho natiijada doorashada.

Xoghayaha arrimaha warbaahinta ee Aqalka Cad, Josh Earnest, ayaa sheegay in FBI-da ay u madaxbannnan tahay inay waajibaadkeeda gudato.

Xubin sare oo ka mid ah Dimuquraadiga ayaa si adag u cambaareeyay Mr Comey, kaddib markii FBI-da ay isbuucii aanu soo dhaafnay sheegtay inay baareyso haddii email-lada cusub ee la soo bandhigay ay ku lug leedahay Clinton

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews