berberatoday.com
Xog Culus: Hogaanka Kooxda Khaatumo Iyo Waftigii Madaxwayne Silaanyo Oo Shir Qarsoodi Ah Uga Furmay Hotelka Radisson Blu Ee Casimada Itoobiya Addis Ababa
November 1, 2016 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ilo Xogogaal Ah Oo Ay Baligubadle Media Ka Heshay Caasimada Itoobiya Ayaa Xaqiijiyay In Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo Waftigii Xukuumadda Somaliland  Shir qarsoodi ah oo aan la shaacin uu hadda uga furmay Huteelka Radisson Blu, oo ku yaala Magaalada Addis ababa.

Breaking_News
Cali Khaliif Galaydh oo ballan hore  kaga yimi Garaadada Gobolka Buhoodle oo uu hoggaaminaayo Garaad Cabdirisaaq Soofe, ayaa ballantaasi ay ahayd in wadahalka uu la furaayo Xukuumadda Somaliland ay noqon doonaan qaar loo dhanyahay oo lagu qaban doono gudaha dalka. Balse shirkan hadda uga furmay isaga iyo Xukuumadda Somaliland magaalada Addis ababa oo aan la shaacin una muuqda inuu qarsoodi yahay ayaa loo qaadan kara inuu gogol xaadhu yahaya wadahalo ka qabsooma gudaha dalka.
Xubnaha Wadahadalka u matalaayay dhinaca Somaliland waxaa kamid ah, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka arrimaha gudaha,   Wasiirka Warfaafinta iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, halka dhinaca Cali Khaliif ay ku wehelinayeen saddex xubnood oo ka tirsan Kooxda Khaatumo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews