berberatoday.com
Xog-hayihii Guud Ee ururka iskaashiga islaamka Oo Is Casilay Iyo Wararka Oo Sheegaya Inay Arimo Siyaasadeed Ku Kala Leexdeen Madaxwaynaha Dalka Masar
November 1, 2016 - Written by Berbera Today

Iyad Abad xoghayihii iskashiga islamkaCairo(Berberatoday.com)-Xog-hayihii  guud ee ururka iskaashiga islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay ururka sababo la xiriira xaaladiisa caafimaad.

Xoghayaha xilka ka tagay Iyad Abadi oo 70 sano jir ah, ayaa xilkan xoghayaha ururka iskaashiga islaamka qabtay sanadkii 2012 kii, waxaana wararku sheegayaa in ay dhinaca siyaasada ku kala leexdeen madaxweynaha dalka Masar Abdul Fatah Asisi.

War ka soo baxay boqortooyada Saudi Arabia ayaa lagu sheegay in xilka uu baneeyay Iyad Abadi ay u u diyaarinayaan Yuusuf  Bin Axmed  Al –Osameyn oo horay u soo noqday wasiirkii arrimaha dibada Saudi Arabia .

Ugu danbeyntii, wasaarrada arrimaha dibada dalka Masar ayaa la sheegay in ay soo dhaweysay musharaxa cusub ee loo diyaarinayo in uu buuxiyo booskii shaqo ee uu ka tagay Iyad Abadi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews