berberatoday.com
Cali Guray Oo Ka Hadley Digniinta Ay Gudida Diiwangalintu U Dirtey Labada Garab Ee Xisbiga UCID , Gudoomiye Faysal Cali Waraabena Ku Sifeeyey Mid Xidhiidh La Leh Somaliya+ Muuqaal.
November 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka  saddexaad ee xisbiga mucaaridka ee UCID muj. Cali Curay waxaa uu ka hadley digniin ay maanta gudida diwaangalinta Ururada siyaasigu u  kala direen labada garab ee xisbigaasi

 

Muddane Cali Guray waxaa uu si kal iyo laaba ah u soo dhaweeyey  digniintaasi ay gudidu soo saartey waxaana uu xusay in garabkoodu ay fulin doonan isaga oo Faysal Cali Waraabe na ugu baaqay  in aanu sharciga ka weyneen.

Sidoo kale Muj.Cali Guray   ayaa waxaa uu sheegay in gudoomiyaha xisbiga UCID xidhiidh toos ah la leeyahay dalka Somaliya isla markaana qorshisiisu yahay in uu Somaliland  iyo xisbiga UCID ba sii baabiiyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews