Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Gacansaydhay Go’aanka Gudida Diiwaangelinta Aflagaadona Kula Kacay Gudida Diwaangalinta Ururada
November 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ku gacansaydhay gudida diiwaangelinta iyo ururadda siyaasadda Somaliland oo digniin adag u diray siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo khilaaf kala irdheeyay, islamarkaanna farriimo isku mariya warbaahinta.
Berberatoday.com