Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana laga soo doortey gobalka Sanaag ayaa waxaa uu si adag uga hadley safarka uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland ugu baxay gobalada bariga oo uu sheegay in aanu safarkaasi la xidhiidhin abaaraha xoogan ee ka jira deeganadaasi balse uu yahay safar qiiq isku qarin ah .