berberatoday.com
Deg Deg Ah”Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasiga Ah Oo Amar Deg Deg Ah Ku Soo Rogtey Labada Garab Ee Xisbiga UCID”Daawo Muuqal
November 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta Ururada siyaasiga ah ee Somaliland Cabdirisaaq Ciyaale oo goor dhaweyd saxaafada la hadley waxaa uu amar deg deg ah ku soo rogay labada garab ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID

gudoomiyaha gudida diwaagalinta ururada

Gudoomiyuhu waxaa uu ugu baaqay labada garab in ay joojiyaan labada shir ee ay ku kala dhawaaqeen balse ay qaban karaan oo kaliya shirkii ay maxkamada sarre  iclaamisay  waxaana uu yidhi

“Gudidu diwaangalintu waxaa ay fareysaa labada garab ee xisbiga UCID in ay joojyaan laba shir ee  ay ku kala dhawaaqeen  oo aanu midna waafaqsaneen sharciyada waxaana la qaban karaa oo kaliya  shirkii ku xusnaa s qaraarkii maxkamada sare inta aanay dhamaan 60 kii cisho  ee ay cayintay maxkamadu ” ayuu yidhi gudoomiyaha gudida diwaangalintu

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews