berberatoday.com
Maareyaha Dekeda Berbera Oo 10 Booyadood Oo Biyaha Ugu Deeqay Dadka Abaarta Iyo Biyo La,aantu Ku Hayso Deegaanka Gugux
November 2, 2016 - Written by Berbera Today

booyado2Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir ayaa ugu deeqay toban booyadood oo biyaha dadka abaaruhu ku hayaan deegaanka Gugux oo katirsan Degmada sheekh,

Booyadahan biyaha ah ee Maareyaha Dekedu ugu deeqay dadka deegaankaas ku dhaqan ee sida ba,an abaartu uhayso iyaga iyo xoolohoodiiba ayaa waxa uu uwakiuishay oo geeyay deegaankaas Sheekh Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Cawaale(Sheekh Casaan) oo deegaankaas geeyay booyadahaas biyaha ah una qeybiyay dadkii deegaankaas biyo la,aanta iyo abaarta ba,ani haysay.

biyaha

Dadka deegaankaas ku dhaqan ee biyo la,aanta iyo abaartu kululi haysay ayaa uga mahad celiyay Maareyaha Dekeda Berbera gurmadka biyaha ah ee uu usoo fidiyay iyaga oo ilaahayna uga baryay inuu miisaanka Xasanaadka ugu daro,

Sheekh Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Cawaale(Sheekh Casaan)oo khadka tilifoonka kula soo xidhiidhay shabakada wararka ee Berberatoday.com ayaa isaguna sheegay inuu gurmadkaas biyaha ah gaadhsiiyay dadkii uu ugu talagalay maareyaha Dekeda Berbera axmed Yuusuf Dirir

 

booyado8

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews