Akhirso Magacyada Iyo Jagooyinka Wasiirada Cusub Ee Dalka Itoobiya Ee La Meel Mariyay
November 3, 2016 - Written by Berbera Today
Addiss ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga dhawaaqay xubno wasiiro cusub.

Haddaba waa kuwan magacayadii wasiirada cusbaa ee lagu dhawaaqay:
- Dr. Workineh Gebayehu- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada
- Mr. Tagesse Chafo Wasiirka Wasaarada Adeega Shacabka Iyo Cududa Shaqaalaha
- Dr. Abraham Tekasta – Wasiirka Wasaarada Maaliyada Iyo Dhaqaalaha
- Dr. Bekele Muladu – Wasiirka Wasaarada Ganacsiga
- Prof. Fikadu Beyene – Wasiirka Wasaarada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga
- Dr. Eyasu Abraha – Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga
- Dr. Eng. Getahun Makuria – Wasiirka Wasaarada Science Iyo Technologyada
- Mr. Ahmed Shide – Wasiirka Wasaarada Gaadiidka
- Dr. Ambachaw Mekonnen – Wasiirka Wasaarada Horumarinta Magaalooyinka Iyo Guriyeynta
- Eng. Ayisha Mohammed – Wasiirka Wasaarada Dhismaha
- Dr. Eng. Sileshi Bekele – Wasiirka Wasaarada Biyaha,Waraabka Iyo Quwada Korontada
- Mr. Motuma Mekassa – Wasiirka Wasaarada Macdanta, Petroleumka Iyo Shidaalka Dabiiciga
- Dr. Gemado Dale – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Deegaanka,Kaymaha Iyo Isbadalka Cimilada
- Dr. Shiferaw T/Mariam – Wasiirka Wasaarada Waxbarashada
- Prof. Yifru Birhana – Wasiirka Wasaarada Caafimaadka
- Dr. Girma Amante – Wasiirka Wakaaladaha
- Dr. Hirut W/Mariam – Wasiirka Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska
- Mrs. Demitu Hambisa – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta
- Mr. Ristu Yirdaw – Wasiirka Wasaarada Dhaliyarada Iyo Ciyaaraha
- Mr. Kebede Chane – Wasiirka Wasaarada Dakhliga Iyo Jibriyada
- Dr. Negari Lencho – Wasiirka Wasaarada xidhhidhka Arrimaha Dawlada
Sidoo Kale Waxa Uu Raysal Wasaaaruhu Ku Dhawaaqay Wasiirada Aan Laga Badalin Wasaaradihii Ay Horey Ugu Qornaayeen.