berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Siilanyo Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadley Kulamo Uu La Yeeshay Ra,iisul Wasaaraha Itoobiya Iyo Horjoogaha Kooxda Nabad Diidka Ah Ee Khaatumo
November 3, 2016 - Written by Berbera Today

Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu sheegay in uu kulan magaalada Addis Ababa kula soo yeeshay madaxd

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa galabta dalka ugu soo laabtey

 Madaxweyne Siilanyo oo saxaafada kula hadley xarunta madaxtooyada waxaa uu ka war bixiyey kulamadii uu la soo yeeshay ra,iisul wasaaraha dalka itoobiya waxaana uu sheegay in ay ka wada hadleen arimaha danaha labada dal sida ganacsiga, isticmaalka dekada Berbera , adkeynta nabad galiyada iyo in ay dawlada itoobiya ka qeyb qaato dhismaha jidka isku xidha Wajaale Iyo Berbera .

Sidoo kale Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu sheegay in uu kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethopia kula soo yeeshay madaxda Maamulka Khaatumo oo uu hogaaminayo Cali Khaliif Galeydh  isla markaana ay ku soo heshiiyeen in 17.11.2016 uu wada hadal toos ahi uga furmo magaalada Adiss Ababa .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews