berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo la Filayo Inuu Maanta Dalka Ku Soo noqdo
November 3, 2016 - Written by Berbera Today

siilanyo iyo CusaamaHargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa la filayaa inay maanta dalka ku soo laabtaan.

 

Madaxweyne Siilaanyo oo dalka Itoobiya kula soo kulmay raysalwasaaraha Itoobiya ayaa la filayaa inuu faahfaahin ka bixiyo waxyaabaha ay ka wada hadleen. Sidoo kale waxa la filayaa inuu Madaxweynuhu ka waramo kulamada uu la yeeshay Madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh.

Laakiin lama hubo in madaxweynuhu Saxaafadda la hadli doono iyo inuu sida looga bartay hareer mari doono warbaahinta sida caada unoqotay Madaxweynaha Waayahan Danbe dadka reer Somaliland siyaabo kal duwan uga hadlaan hadal la,aanta Madaxweynaha 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews