Fanaanad Da Yar Oo Hargeysa Ku Geeriyootey
November 4, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alleh ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada
Hargeysa ku geeriyootey fanaanad caan ah isla markaana da,yareed oo lagu magacaabi jiray Amran Star .
Amran Star waxaa ay ka mid aheyd fanaaniinta ugu dada yar ee ugu caansan isla markaana waxaa ay fanaanadani qaadi jirtey heesta 18 May ee (Tagi Mayno Xamar Abid Anigu ) .
Alleh samir iyo iiman ha ka siiyo dhamaan Ehelkeedii iyo Shacbiga Somaliland waxaana fanaanada lagu aasi doona magaalada Hargesa oo ay xalay ku geeriyootey