Haweeneyda Ugu Buuran Caalamka Miisaankeeduna Yahay 317Kg Oo Dooneysa Inay Ilmo Dhasho + (Sawiro).
November 4, 2016 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Caalamka aynu ku nool nahay ayaa waxaa ka jira arrimo dadku
ay la yaabaan kuwaasoo aan caadi ahayn, Haweeney culeyseedu ka badan yahay saddex boqol oo kilo ayaa dooney inay carruur dhasho kadibna noqoto haweeneyda ugu miisaanka culus caalamka.

Monica Riley ayaa ah haweeney 27 sano jir ah balse waxa uu culeyskeedu gaarayaa 317.50 Kiilo waxayna dooneysaa in ay dhasho carruur.