berberatoday.com
Mareykanka”Nin Hubeysan Oo Laba Askari Ku Toogtay Gobolka Lowa
November 4, 2016 - Written by Berbera Today
pol

USA(Berberatoday,com)-Booliska gobolka Iowa ee dalka Mareykanka ayaa shacabka uga digay halista nin hubeysan oo toogasho ku dilay labo askari oo booliska ka tirsan.
Booliska ayaa ninkan ku sheegay Scott Michael oo ah nin caddaan ah 46 sano jir ah, waxa ay sheegeen in mid ka mid ah askartan la dilay isaga oo dhex fadhiya baabuur uu roondo ku sameynayay, bannaanka magaalada Des Moines.
Ku dhawaad 20 daqiiqo kaddib booliska waxa ay arkeen meydka askariga labaad oo isaguna lagu dhex toogtay baabuurkiisa.
Ilaa iyo haatan ma cadda ujeedada loo laayay askartan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews