berberatoday.com
BEDEL: Cilmi baaris qabyo ah oo ku saabsan ganacsiga loo yaqaan BADAL/BEDEL.
November 5, 2016 - Written by Berbera Today

Sida lawada ogsoon yahay waayadan dambe waxaa dhulka soomaalidu degto lasoo dersay arin layaab leh taasoo dhalisay jahwareer iyo wax iswaydiin badan.

Waxaa dalka deriska aynu nahay ee Ethiopia inakaga soo furmay wax ganacsi lamoodo balse aan ahayn ee dano laga leeyahay.

Wax isweydiin ???

Waxay Ethiopia kasoo raraan alaab ka samaysan plastic aan tayo lahayn, plastic gaas oo lageeyo dhamman magaalooyinka soomaaliya, waxaa kusoo baxa kharash aad u badan iyo safaro dhaadheer taasoo bedelka alaabtaasu aanu ahayn lacag caddaan ah balse ay tahay maryo calal ah oo aynu qashinka ku dari jirnay.
Baaritaan dheer kadib.

Waxyaabaha suurtagalka ah.
1- aduunku horumar ayuu gaaray oo suntii badaha lagu shubi jiray waxaa lagu soo badalay weji kale oo ah in alaabta plastic ga ah lagu qaso lagana sameeyo tuubooyin iyo agabka kale ee caaga ah taasoo ay ku dhacday wadanka aljeria balse markii labaaray alaabtaas la ogaaday in ay sun kujirto.

2- shaqaalaha badalka dhammaantood waa Tikree waana ragga dalku u shidanyahay oo madaxda ah u jeedkooduna aanu ahayn ganacsi balse ay tahay xaalad siyaasadeed iyo dabagal.

3- ragga sixirka wax kayaqaan oo sheegay dharka aan dhaqnayn ee shiirka leh looga faa’iidansan karo wajiyo badan oo xagga sixirka ilaah baase kawayne.

Iswaydii ummad 80 malyan ku dhow tiradoodu maryaha laga waayey ee Soomaali tiro yar laga doonayo loona soo marayo rafaadkaas dheer iyo kharashkaas?

Saamaynta dhaqaale:
Waxaynu leenahay ganacsato ka shaqaysa soo dhoofinta badeecad kataya saraysa alaabta badalka ee kasamaysan caaga iyo warshado dalka soomaliya kusameeya, arinkaas oo keeni kara burbur ganacsi oo soo foodsaara ganacsatadeena.

Saamaynta Amniga:
Waa qulqul iyo gooshitaan khatar badan ku jirto iyaga oo u galaya magaalooyinka guri guri heli karana xog dhamaystiran oo looga baahnaa dawladeenu in ay iyadu gacanta ku hayso si loo sugo amniga bulshada balse ay dawlad kale gacanta ugu jiri karto wayba ugu jirtaaye.

Saamaynta deegaanka
Alaabta badelku waxay ka samaysantahay caag, caaggaas oo isticmalkiisu aanu raagayn intifaac wakhti dheer qaadanayana aan lahayn, arinkaas oo macnihiisu yahay qashin.
Taasoo keentay buux dhaaf siyaado ah oo deegaanka khatar badan kuhaysa.

talo soo jeedin
-In shacabku ku baraarug sanaadaan joojinta la macaamilkooda iyo badalkooda
-in aysan shacabku soo dhoweysan guryahoodana ka kiraysan.
-In dawladdu go’aan dhamaystiran ka qaadato mamnuucidda badalka.

Fadlan tixgeli walaal bacdamaa aad masuul sare tahay, anigana ha igu dhibsan soo gudbinta arrimaha aan u arko xalka ama wanaagga dadka iyo dalka aynu u absheeganno.

Waxaan ku dhihi lahaa inteysan rumoobin riyada reer Ethiopia eynu
Rarno
Bedel bedel micneheedu waa
Diinta❌Bedel
Dalka❌Bedel
Dadka❌Bedel
Dhaqanka❌Bedel
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wll shere ↩dheh
Ha ku baraarugaan wllaheen
Aan lasocon sirta iyo beenta
Loosheego

Wadani ayaan ahay jecel dadkiisa iyo dalkiisa somaliland yaysan afka inaga noqotin ee guryaheeniibaa laynoogu yumide halkee u dhimanaynaa

Yaaan lagaa Maqlin Wadani ayaan ahay Ethiopian waan jeclahay Ee ahaw ka run sheega wadanimadiisa 🚫
Ethiopian Ana Nama gumeysan karaan
Dadka dhiiga leh hasii faafiyaan🌐🌎
We love Somaliland 😍😂😍😍😂😂

Khaddar mahamad Askar
Hargaysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews