“Faysal Markuu Ku Hanjabaayo Gacan Baa Iman Waxan Leeyahay Adiguna Jaamac Suldaan Baad Tahay Aniguna Ducaale Suldaan Diyaar Baanan Ahaye Iikaalay”Xuseen Xasan Badmaax”Daawo Muuqao
November 5, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Xussen Badmaax oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga UCID
gaar ahaan garabka Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu hanjabaad culus hawda u mariyey gudoomiyaha xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe waxaana uu ugu baaqay in uu sharciga ilaaliyo uu uu joojiyo shirka uu07.11.2016ku qabanayo Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=bTApCFVo76M
Berberatoday.com