berberatoday.com
ma ogtahay Cuudkaagu Haduu. Adiga Cimidh yahay. Tiriyo Cadad ma leh, Sabool Caydh ihi
November 5, 2016 - Written by Berbera Today

mukhdawaa maxamed..ma ogtahay Cuudkaagu Haduu. Adiga Cimidh yahay.

Tiriyo Cadad ma leh, Sabool Caydh ihi

maxamed waxaanu ku kulannay suuq weynaha magaalada hargeysa, agagaarka meherada cadaani. kadib markii aan isha ku dhuftay maxamed oo da’a diisu tahay 7 jir o

o ooyaya waliba si xoog ah dadka wadada marayaana aanay arkeynba, qaarna indhaha ka lalinayaan.

wan ku leexday oo wan wareystay wuxuu ii sheegay in lacag uu maanto dhan soo urursanayey ( dhawr taysanaye, tuugsanaye) ay ka luntay, sababta ay u luntayna ay tahay jeebadda surwaalkiisa oo daloosha.
markaan weydiiyey qaddarka lacagtu intay ahaydna wuxuu ii sheegay inay tahay toban kun oo shilin (10,000) oo u dhiganta qiyaas $1,5
haddii uu sidaa ku waayo lacagtaana ay hooyadii oo uu ii sheegay inay waxyar kadib u imanayso ay dili doonto. waayo maxamed waa qofka kalia ee biilka siiya qoys ka kooban hooyo iyo laba caruur ah. aabihi wu dhintay AHUN. mxamed guriga wxu kaso baxa 7subaxnimo, wuxu guriga ku hoydaa habeenki 8fiidnimo.

maalinta oo dhan shaqadiisu waa dhawrtaysi, tuugsi, baalashle iwm. isagu wuxu ku noolyahay oo uu cunaa hambada dadka ka cuntaynaya hudheelada.
culayska ugu badan ee maxamed haystaa waa marka lo diido inu hudheelada so galo si uu uga cuno hambo ama cunto uu reebay qof cunteeyey sidoo kale marka uu kabo baalasheeyo kadib lacagta loo diido iyadoo awood ama xoog lo sheganayo.

Nasiib wanaag lacagtii helnay si aanu ku helnaba, waxaanan ka tagay maxamed oo faraxsan. Waxaanu igu yidhi “Hooyo ima dilaysee iska tag “adeer”

fadlan ilaali ubad kasta oo daayacan haku dhaafin meel halisa.
ha isku soo ag sawirin oo bulshada ha tusin kalia inta qadaysa inta ganacsata ama siyaasiyinta, hoos u eeg inta daayacan iyo midka liita ilayn waa kula mid isaguba/iyaduba.

Farxad bey ii ahayd inan ka qeyb qaato farxadda wiil yar oo aan nasiib u helin inuu gurigooda ku dhex farxo.

 

Mukhtar Adam 

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews