berberatoday.com
Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Waddani oo Hungo Iyo Fara Madhnaan Kala Kulmay Kulamo uu Ku Yeeshay Boorama
November 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka waddani Maxamed Cali Awcabdi ayaa fara madhnaan iyo hungo kala kulmay kulamo uu habeenkii xalay magaaladda borama kula yeeshay dhalinyaro iyo madaxdhaqameed beeshiisa ah sida ay baligubadlemedia u xaqiijiyeen ilowareedyo lagu kalsoonyahay

maxamed calikulanka oo musharaxu taageero kaga doonayay madax-dhaqameedka iyo dhalinyaradda uu la kulmay ayaa garnaqsi dheer oo ay yeesheen kadib ku soo dhamaaday isfaham la’aan kadib markii musharaxu kooxda uu la kulmay ka qancin kari waayay tabashadda gobolka awdal u hayaan xisbiga waddani ee ku aadan gudoomiye ku xigeenka xisbiga axmed muumin seed

si kastaba ha ahaatee musharaxa ku xigeenka madaxwaynaha xisbiga waddani ayaa kulankii ugu horeeyay ee uu yeesho kala soo noqday hungo iyo fara madhnaan arintaas oo muujinysa shakhsiyadda maxamed cali cabdi oo aan runtii ahayn shakhsi saamayn ku leh dalka

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews