berberatoday.com
Wasiirada Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Adan Oo Kormeer Shaqo Ku Timi Kastamka Berbera,Xili Ay Kasoo Labatay Safarkii Abaaraha Ee Goolada Bariga
November 5, 2016 - Written by Berbera Today

samsam-caaBerbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aden Ayaa Kormeer Kadis ah Saaka ku Tagtey Kastamka Cashuuraha Ee Dekadda Berbera halkaasi Oo Ku Soo indho indhaysay qaabka Shaqada Cashuuruhu Ay u Soco iyadoo Dhanka Kalena kulano la Qaadatey masuuliyiinta Kastamka Berbera Oo ay Ka Xog Wareysatey sida ay Shaqadu u socoto Safarka Wasiirada Maaliyadu Ay ku Soo Martey Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Ayey kaga soo Guryo noqotey Dhanka Gobolada Bariga Oo ay Kamid ahey Weftiga Xukuumada Somaliland ay u dirtey Abaaraha Ba’an Ee Ka jira Wadanka Somaliland kuwaasi Oo Kormeer Ku Tagtey degaanada ay Abaartu sida Laxaad ka leh ay utaabteen, iyagoo halkaasi u qaybiyey Raashino Mucaawimooyin ah Oo la gaadhsiiyey Dadkii iyo duunyadii ku tabaleysnaa deganadaasi.

Degaanada Ay Wasiiradu Bookhatey Waxa kamida Coodanle,qorilugud,Balidhiig,Dheryaaley,Duruqsi iyo Dhamaan Degaanada ku teedsan Xuduudka Somaliland Iyo u dhaxeeya Itoobiya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews