“Waxaan Ugu Baaqayaa Shaqaalaha Dawladda Inay Xilka Ay Qaranka Uhayaan Ugutaan Si Dedaal Iyo Daacadnimo Leh.Waxaan Uga Digayaa Inay Ku Milmaan Loolanka Siyaasadda Iyo Tartanka Xisbiyada Qaranka”Madaxweyne Axmed Siilanyo
November 5, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Waxaan ugu baaqayaa Shaqaalaha Dawladda in ay xilka ay qaranka u hayaan u gutaan si dedaal iyo daacadnimo leh. Waxaan uga digayaa in ay ku milmaan Loolanka Siyaasadda iyo Tartanka Xisbiyada Qaranka. Waxaan uga digayaa qabyaaladda, iyo inay ku kacaan falal qarankan dumin kara” Madaxwayne Silaanyo (Daawo)