Xildhibaano Baarlamaan Lagu Xidh Xidhay Turkiga Iyo Waxa Sababay Xadhigooda
November 5, 2016 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Qaraxa bambaano ayaa ka dhacay dibedda saldhig boolis oo ku yaalla magaalada Diyarbakir ee koonfur bari Turkiga, saacado ka dib markii ay dowladda xirtay madaxda xisbiga saddexaad ee ugu weyn baarlamaanka dalkaasi.
Xisbiga HDP ayaa ah mid u janjeera Kurdiyiinta.
