berberatoday.com
Daaawo Muuqalka”Axmed Yuusuf Yasiin Oo Ka Hadlay In Uu Dhex Dhexaadiyey Muuse Biixi Iyo Jamaal Cali Xussen
November 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin ayaawaxaa uu ka hadley warar maalmihii ugu danbeeyey oo ay saxaafadu qoreysay kuwaas oo sheegaya in uu dhex dhexaadiyey Muuse Biixi Iyo Jamaal Cali Xussen

Muddane Axmed Yuusuf Yasiin waxaa uu shegay in aanay wararkaasi waxba ka jirin isla markaana laysku keenay sawiro maalmo hore ahaa oo qeyb ka mid ah la jaray , sidoo kalana waxaa uu sheegay In Jamaal Cali Xussen yahay shaqasi leh hamiga in uu dal hogaamiyo waxaana uu yidhi

 

 

” Jamaal UDUB na waa kii noogu Yimid oo markaa yarku himad ah in uu dalka hogaamiyo ayuu leeyahay lakiin markay Muuse wada hadlaan waxaa fiican in aad Jamaal Weydiisan ” ayuu yidhi

Sidoo kale Axmed Yuusuf Yasiin oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu fariin u diray shacbiga Somaliland isla markaana ugu baaqey in ay siyaasigii ay u arkaan danta dalka ay talada u dhibaan balse aanay qabyaalad ugu hiilnin

“Horta waan jecelahay dadka waxii is colaadinaya in ay heshiyaan oo tartan xor ah galaan iyaga oo isku qalmi fayow , Saddexda xisbi ee tartamaya meesha ma taalo colaadi shacabkana waxaan u sheegaya ragan tar tamaya in ay kursiga idinku fuulayaan ee yaan dadka colaad la kala dhex dhigin , shicib kana waxaan leeyahay qofka ay ula muuqato in uu dalka hogaamin karo wax ha u dhiibtaan , laakiin in qabiil lagu gal gasho wax loo baahan yahay ma aha .

Anagu waxaanu nahay musdanbeedka qaranka saddexda xisbi dhex baanu u nahay xukuumadii timada hadii Muuse helo , hadii Ciro helo iyo hadii Jamaal helo in aan la shaqeyno waa waajib na saaran ” ayuu hadalkiisi ku soo gabo gabeeyey Muddane Axmed Yuusuf Yasiin Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/qsGkeoXWx3Q

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews