berberatoday.com
Daaawo Sawirada”Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Gaalkacayo Iyo Khasaaraha Ka Dhashey
November 6, 2016 - Written by Berbera Today

Gaalkacayo(Berberatoday.com)-24 qof ayaa dhintay, in kabadan 80 kalena way dhaawacmeen kadib

markii maanta dagaallo culus ay Gaalkacyo ku dhexmareen ciidamada labada maamul.

Dagaalkan ayaa imanaya iyadoo madaxda labada maamul ay Abu Dhabi ku saxiixeen heshiis xabbad-joojin ah.

Saraakiisha caafimaadka ayaa VOA u sheegay in 24 qof ee dhintay ay 18 yihiin askartii dagaalku dhexmaray, halka 6 kalena ay yihiin dad rayid ah.

 

 

Saraakiisha caafimaadku waxay kaloo sheegeen in cisbitaallada magaalada la soo gaarsiiyay 83 qof oo dagaalladan ku dhaawacmay.

Labada dhinac ayaa midba uu midka kale ku eedeynayaa inuu dagaalka bilaabay.

Madaxda labada maamul ayaa dhowr cisho ka hor heshiis xabbadjoojin ah oo ay dowladda Imaaraadku gar-wadeen ku gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka.

Xigasho : VOA Somali .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews