Daawo Muuqalka”Ex Wasiir Aadan Dhoolayare Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Geesigii Qarniga Ku Tilmaamay Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen
November 6, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo: Ex Wasiir Aadan Dhoolayare oo ka Tirsan Xisbiga Waddani oo Geesigii Qarniga Ku Tilmaamay Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, kana Hadlay qalalasaha Kulmiye Dalka geliyey
https://youtu.be/w4XAqFrSQ-c?t=307
Berberatoday.com