Donald Trump Oo Lagala Cararay Goob Uu Khudbad Ka Jeedinayay Xalay+Daawo Sawirada
November 6, 2016 - Written by Berbera Today
Reno(Berberatoday.com)-Musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa si deg deg ah loogasaaray goob uu kula hadlayay taageerayaasaiisa, kadib markii goobtasai lagu arkay nin laga shakiyay in uu hubeesan yahay.
Ilaalada gaarka ah ee Musharax Donald Trump ayaa garbaha ka qabtay xili uu khudbad jeedinayay waxa ayna u kaxeeyeen goob amaan ah, waxaana mar qura cabsi iyo buuq laga dareemay goobtii uu ka khudbeenayay oo kutaala magaalada Reno ee Gobolka Nevada.