berberatoday.com
KAABISTA DASTUURKA J.S.L ( URUR BAKHTI SUGE AH)W/Q Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfoo
November 6, 2016 - Written by Berbera Today

KAABISTA DASTUURKA J.S.L ( URUR BAKHTI SUGE AH) ASC Dastuurka jamhuuriyada somaliland ayaa wuxuu qorayaa ama sharciyaynayaa in doorashada madaxtooyada ay ka qayn geli karaan 3 saddex xisbi qaran wixii aan intaa ahayn doorasho laguma geli karo wax ka yar ama ka badan, Sidaa darteed waxaa muuqata in saddexdii xisbi qaran ee waddani, kulmiye, ucid, waxa ka muuqata in xisbiga ucid uu khilaaf siyaasadeed sameeyay oo uu laba garab u kala jabiyay, Labadaa garab ee xisbiga ucid u kala fadhiyo oo ay kala hogaamiyaan musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga ucid aqoon yahan jamaal cali xuseen, Iyo Garabka uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe, Labadaa garab ayaa isku maandhaafsan xaga sharciyada iyo hogaaminta xisbiga, Hadaba haddii khilaafkaasi soo af jarmi waayo waxay sababi kartaa burbur xisbi, taasina waxay meesha ka saaraysaa in doorasho qabsoonto sida dastuurku dhigayo. Hadaba waxaan ku talin lahaa in dastuurka lagu darro qodob dhigaya haddii saddexda xisbi qaran ee kusoo baxay doorashadii ururada midkood burburo waxaa soo buuxinaya jagadaas ururkii kusoo cod xigay wakhtigii doorashada ururada kaas oo noqonaya ( URUR BAKHTI SUGE AH) si doorashada madaxtooyadu u dhacdo una xalaalowdo

 

W/Q Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfoo

Berbera.Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews