berberatoday.com
Kulan Baladhan oo ay isugu yimaadeen Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen,Siyaasiyiin,Aqoonyahano iyo Mujaahidiinta Dalka iyo Qodoba muhiima oo kasoo baxey
November 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargaysa(Berberatoday.com)- Kulan Baladhan oo ay isugu yimaadeen Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen,Siyaasiyiin,Aqoonyahano iyo waxgarad ayaa maalintii jimcihii ka qabsoomay magaalada Haragaysa ee caasimada Somaliland.

Kulankan ayaa ahaa mid lagaga hadlayay arimo ay ka mid yihiin xaalada abaaraha, caqabadaha horyaala dimuqraadiyada iyo cadaalada Somaliland, iyo xalada guud ee dalku marayo waqtigan xaadirka.
kulankan oo socday saacado badan ahaana mid martiqaad qado iyo fadhi ayaa gabagabdii laysla qaatay qodobadan:
1-In gurmad qaran laga galo Xaalada abaaraha ee dalka ka taagan ,baaqna loo diro gudo dibadba islamarkaana loo kala hadhin sidii loo samoto bixin lahaa loona gurman lahaa dadka iyo xoolaha abaaruhu saameeyeen.
2- In meel looga soo wada jeesto Badbaadinta Dimuqraadiyada iyo ku dhaqanka sharciga, geedi socodkii dimuqraadyada iyo nabada ee Somaliland ku soo caana maashay.
3-In si dhow isha loogu hayo Khilaafka Cakiran ee Ka Taagan Xisbiga UCID, Islamarkaana Waxa xukuumada iyo xisbigeeda uga baaqeen inay faraha kala baxaan Arimaha Xisbiga Qaran.

4- In laga hortago wax kastoo Carqalad galinaya qabsoomida Doorashooyinka madaxtooyada .
5-in laga hortago waxkasta oo halis galinaya Nabadgelyada iyo deganaashaha dalka.
Siyaasiyinta ,Mujahaadinta ,waxgaradii ka soo qaybgalay kulankaasi ayaa waxa ka mid ahaa,Musharax Jamaal Cali Xuseen, Siyaasi Daahir Warsame,Siyaasi Siciid Quluumbe, Mujaahid Ibraahin Dhegaweyne, Muj.Xasan Guure Oday Dayr Maxamed Cilmi (Deyr Xiniinya Dheere),Muj.Xasan Faas iyo xubno kale oo isugu Waxgarad Iyo Mujaahidiin, waxana loo balamay in laysu yimaado kulamo joogto ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews