berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hore Ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Oo Ka Hadley Wada Hadalka U Bilaabmey Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo, Xukuumadana Talooyin U Soo Jeediyey + Muuqaal
November 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada Hawlaha guud iyo gureynta Somaliland cabdirisaaq

Khaliif Axmed isla markaana hada ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley wada hadalka u furmey Somaliland iyo Maamulka Khaatumo

 

Siyaasigan oo ka soo jeeda gobalka Sool ayaa sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa sarakiil ka tirsan xisbiga Waddani oo xalay kulan la yeeshay hogaamiye Cali Khaliif Galeydh .

 

 

Muddane Cabdirisaaq Khaliif waxaa uu sheegay in arintaasi tahay jaanis fiican isla markaana uu rajo weyn ku qabo in ay guul ku soo dhamaado , waxaana uu xukuumada Somaliland u soo jeediyey in ay sameyso tanaasul badan isla markaana kuraasta qaranka si siman loogu wada fadhiisto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/l4h1wdoELdc

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews