berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhawaac Ee Ka Dhashey Rabshado Ka Dhacay Ciyaar Galabta Dhex Martey Gobalada Daadmadheedh Iyo Hawd .
November 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Rabshado isku dhac ciidanka iyo dad taagerayaal ah ayaa waxaa uu yimid

galabta ka dib markii ciyaar adgi dhex martey xulalka Gobalada Hawd Iyo Daadmadheedh .

Rabshadaha ayaa waxaa ay bilaabmeen markii ay ciyaartu dhamaaaatey isla markaana xulka gobalka Daadmadheedh uu 2 1 kaga badiyey gobalka Hawd waxaana la sheegaya in ay ka dhasheen khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac

 

 

Mid ka mid ah dhakhaatiirta ka hawl gala cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa waxaa uu shabakada Ilaysnews.com u xajiiyey in cisbitalkaasi la soo gaadhsiiyey Hal qof oo dhimasho ah iyo 11 dhawac ah .

Ilaa hada waxaa laga maqlayaa agagaarka garoonka kubada cagta ee magaalada Hargeysa rasaas goos goos ah si rasmi ahna uma kala cada khasaaraha ka dhashey 

Fiiro Gaar Ah : Magacyada dadkan ku dhawaacmey iyo kuwa ku dhintay rabshadaasi goor dhaw kala soco shabakada Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews