berberatoday.com
Deg Deg Ah”Maxkamada Gobalka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Afar Qareen Oo U Doodaayey Garsoorayaal”Daawo Muuqal
November 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta duhurkii ay xukun ku riday afar

 

qareen oo u doodaayey 6 garoosore oo muddo 2 biloow ah isla markaana lagu soo eedeyy in y baraha Bulshada sida Facebook ay ku faafiyeen been abuur .

Afartan qareen aya waxaa la kala yidhaahdaa Daahir Maxamed Faarax , Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud , Xassan Maxamed Fadal Iyo Jaamac Cali Ismaciil waxaana lagu xukumay min Hal sanno oo xadhig ah .

Gudoomiyaha maxkamada gobalka Hargeysa Axmed Dalmar oo la hadley idaacada BBC da ayaa waxaa uu u sheegay in xadhigan afarta qareen uu  yimid sida uu sheegay ka dib markii ay maxkamada oo dhegaysaneysa dacwad ay ishortaag badheedh ah sameyeen isla markaana ay aflagaadeeyeen garoorihii xukunka qaadaayey .

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/B6or_sD3Cgw

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews