berberatoday.com
“Xukuumadda KULMIYE Hore Waxay U Xabaashay Xisbigii UDUB, Maantana Waxay Salaadu Jinaasa Ku Tukanaysa Xisbiga UCID”Barkhad Jaamac Batuun
November 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga UCID Haldoor Barkhad Jaamac Batuun

ayaa ku eedeeyay Xukuumadda iyo Xisbiga KULMIYE, inay hore u baabiiyeen Xisbigii UDUB ee saxada ka baxay, hadana ay godka u qodayaan Xisbiga UCID, waa siduu hadalka u dhigaye sidaana wuxuu ku sheegay qoraal koobaan oo u dhignaa sidan.

“Markii xukumadda kulmiye xilki qaranka qabatey tallaabadii kowaad ee ay qaadey waxay aheyd, baabinta xisbigi udub iyo qawriciisa waxaanay ku tukatey salaatul jinaasa bilaa takbiir ah, waxaanay ku aastay xabaalaha aar-goosiga ee xisbiga kulmiye leeyahay.

 

 

7 sanno kadib waxay maanta cimrigeedi ku soo gunaanadeysaa baabinta xisbiga ucid waxayna ku tukaneysaa salaatul jinaasa macal sujuud wadata. Balse waxaan isweydiinayaa talow yaa ka imam noqon doona? Ma Madaxweyne Silanyo, Musharax Muse, Gudoomiye Faysal, mise Musharax Jamaal Cali Xuseen? Wax-qabadka xukumaddi kulmiye la odhan jiray un iga dheh! iyadoo lagu xussi doono lagu xasusan doono, musuq, qabyaalad, caddaalad –darro, eex, qaraabakiilnimo muddadii ay xilka haysay,”

Barkhad Jaamac Batuun.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews