Daawo Muuqalka”Waalidiinta Dhashey Kaaliyayaal Ay Maxkamadu Xidhay Oo Cabasho La Hortagey Baarlamaanka Iyo Shirgudoonka Hoolka Wakiilada Oo Qaabilay
November 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waalidiinta iyo ehelada todoba kaaliye oo ka mid ah hawl
wadeenadana maxkamada racfaanka gobalka Maroodi-Jeex oo muddo 2 bilood ah u xidhnaa eedeyn la xidhiidha Facebook been abuur ah oo ay u iticmaleen sida la sheegay magaca gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobalka Maroodi-Jeex kuwaas oo ay shalay maxkamadu 4 qareen oo u doodaayey ay ku xukuntey mid hal sano oo xadhig ah