berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waalidiinta Dhashey Kaaliyayaal Ay Maxkamadu Xidhay Oo Cabasho La Hortagey Baarlamaanka Iyo Shirgudoonka Hoolka Wakiilada Oo Qaabilay
November 8, 2016 - Written by Berbera Today

garkaaHargeysa(Berberatoday.com)-Waalidiinta iyo ehelada todoba kaaliye oo ka mid ah hawl

wadeenadana maxkamada racfaanka gobalka Maroodi-Jeex oo muddo 2 bilood ah u xidhnaa eedeyn la xidhiidha Facebook been abuur ah oo ay u iticmaleen sida la sheegay magaca gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobalka Maroodi-Jeex kuwaas oo ay shalay maxkamadu 4 qareen oo u doodaayey ay ku xukuntey mid hal sano oo xadhig ah

Waalidintan ayaa waxaa ay cabasho la hor tageen golaha sharci dejinta Somaliland waxaana hoolka golaha wakiilada ku qaabilay shir gudoonka aqalkaasi isla markaana waxaa ay kaga dhageysteen cabashada walidiintu ula soo holodey .

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews