berberatoday.com
Jaaliyada somaliland ee dalka Austeriya oo taageertay Musharax jamaal cali xuseen iyo shirka uu ucid ku qabsadey
November 8, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Aslaamu calykum akhrisatayaasha shabakadaha somaliland

Salaan ka bacdi Anoo ku hadalay afka jaaliyada austeriya ee yurub waxaan halka taageero mugleh lagarab istaageynaa Musharaxa madaxweyne ee xisbiga ucid Jamaal Cali xuseen iyo Xisbiga ucid ee maanta shirka aan caadiga ahayn ku qabtey Maansoor hortiisa.

 

Waxaan dhaman anagoo ka wakiila qurba joogta qaarada yuurub waxaan taageero mug leh uhaynaa shirkaasi oo lagu doortey gudoomiyaha cusub ee Mr . Sabce

Xukuumada midbaan usoo jeedineynaa , Faraha hakala baxdo xisbiga ucid , hadii kale waad dambarsan , taariikhda xisbigii udub idinkaa cuney Ucidna waad cuni rabtaan rabi iyo ragbuu leeyahay

Muuse Shaani midbaan leeyahay , Codka hebel iga reeba laguma helo  ee tartanka ogolow

Gudoomiyaha maxkamada sarana midbaan leeyahay, Mawaxaan ku moodeynay mise waxaad noqotey

waxan ku moodeynay inaad garta cadaalada ka taqaano ee waaad noo gabatey lakin nooma gaban doontid  inshaallah,………

 

Cabdi c/laahi

viena

austriya

 

Cabdi123@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews