berberatoday.com
Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Aqalkiisa Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhaawac Lugta Ka Soo Gaadhey
November 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu maanta aqalkiisa ku soo booqdey madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo lugta dhawaac ka soo gaadhey ka dib markii oo aqalkiisa ku dhex siibey.SAYLIC CIRO

Muddane Ciro ayaa waxaa uu madaxweyne ku xigeenka alleh uga baryey in uu caafimaad deg deg ah siiyo oo uu ka bogsado dhawaac ka soo gaadhey lugta gaar ahaan misigta .

 

 

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa waxaa uu gudoomiyaha uga mahad celiyey booqashada uu aqalkiisa ku soo booqdey .

 

Booqashadan  Musharaxa  ayaa waxaa ay ku soo beegsameysaa ka dib markii uu Muddane Ciro shalay galab dalka dib ugu soo laabtey

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews