berberatoday.com
Toos U Daawo”Doorashadii Madaxtinimada Dalka Maraykanka Oo Qaybo Badan Oo Ka Mida Dalkaasi Ka Bilaabantay Iyo Gobolo Lagu Dhawaaqey Natiijada
November 8, 2016 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Doorashada Taariikhiga ah ee Madaxweynenimo ee Wadanka M

Mareykanka, ayaa ka billaabatay  Gobollo badan oo ku yaalla Waddankaas, iyadoo dadweynuhu ay soo dooranayaan Madaxweynihii bedeli lahaa madaxweynaha xilligan ee Barack H. Obama.

Jagada Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka ayaa waxaa ku tartamaya Hillary Clinton iyo Donald Trump. Waxayna labadan Musharrax Xilligii hore ee maanta qabteen ololahoodii ugu dambeeyay ee Doorashada.

 

 

Musharraxad Hillary Clinton ayaa doorashada maanta dhacaysa ugu yeedhtay “Tijaabada Waqtigeena.” Halka Musharrax Donald Trump uu dhankiisa uu yeeray; “Maanta waa Maalinta Xorriyadeenna.”

Magaaladii ugu horreysay ee Natiijada Cod-bixinta Doorashada laga soo saaray oo ah Dixville Notch oo ka tirsan Gobolka New Hampshire ayaa waxaa ku guuleystay Hillary Clinton oo heshay Afar cod, Halka Donald Trump uu ka helay laba cod oo keliya. waxaaana magaaladaan ku nool Siddeed qof.

Sidoo kale, Trump ayaa Taageerayaashiisa u sheegay inuu soo bandhigayo fursad taariikhi ah oo uu ku beddelayo Siyaasadda Dalka Maraykanka, isla markaana uu kusoo celinayo Daacadnimada Dowladda Waddankaas.

Halkan Toos Ugaa Daawo Muuqaalada Warkan  Oo LIVE Ah

https://youtu.be/Q9Tgb0Utj9w

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews