“Umada Reer Somaliland Qasab Ku Dooran Meyso Cid Ay Madaxtooyadu Wadato , Lama Qasbi Karo ” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdillahi Uurcade”Daawo Muuqal
November 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogahaya guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade
ayaa waxaa uu ka hadley shirarka ay labada garab ee xisbiga UCID ku kala qabsadeen maanta gudaha magaalada Hargeysa
Mr Uurcade waxaa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay si badheedh ah u bur burineyso xisbigii ugu dada weynaa Somaliland ee UCID isla markaana ay xukuumada ay si indho la,aan ah garab ka mid ah u taageereyso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan