berberatoday.com
Xisbiga UCID- Oo Faysal Cali Waraabe Xilkii ka qaaday iyo Xoghayahii xisbigaasi oo loo doortay gudoomiyaha cusub ee xisbiga UCID
November 8, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

sabca16

musharaxa iyo gudoomiyaha xisbiga UCID

 

Hargeysa,(Berberatoday.com)- Waxa shirweynahii xisbiga UCID- ee garabka uu hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen uu xilkii gudoomiyanimo ka xayuubiyeen gudoomiyahii xisbigaasi mudane Faysal Cali Waraabe,  waxna ay xilkaasi u doorteen Xuseen Sabcaoo ahaan jiray xoghayahii xisbiga UCID- inkasta oo ay xalay xukumaddu mamnuucday xalay qabsoomida shirka golaha dhexe ee garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa hadana waxa shirkaasi uu ka dhacay goob ka soo hor jeeda Hotel Maansoor oo ay ahayd in uu shirkaasi ka qabsoomo, waxana halkaasi isugu soo baxay badiba tageerayaasha xisbiga UCID- Waxana sidoo kale ka soo qayb galay dhamaan marti sharaftii lagu marti qaaday shirkaasi oo ay ka mid ahaayeen xisbiga Waddani waxana xisbiga Waddani shirkaasi uga qayb galay xoghayaha guud Mr Uurcadde, waxna shirkaasi uu ku dhmaaday jawi wanaagsan.

Dhanka kalena waxa wali socda shirweynahii garabka Faysal Cali Waraabe oo ay buux dhaafiyeen xubnahii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo uu hor kacaayo gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi Maxamed Kaahin Axmed, waxna sidoo kale aad shirkaasi u buux dhaafiyay ciidan aad u tiro badan oo ay ku jiraan askar tiro badan oo labsian ddirayska ciidmada oo qaarkood ay sitaan darajooyin sare, waxna shirka Faysal Cali Waraabe iyo ka Jamaal Cali Xuseen labadaba ka maqnaa ooaan soo xaadirin gudiga diwaan galinta asaxaabta qaranka oo iyagu hore u diiday sharciyada qabsoomida labada dhan ee xisbiga Kulmiye, waxna halakaasi kaaga cad in arintani ay wadato xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews