Deg Deg Ah”Guddida Ururada Siyaasada Oo Lagu Amray Inay Sharci Ku Shegaan Shirkii Garabka Faysal Cali Waraabe Qabsaday Kii Kii Jamaalna Dadafeeyaan
November 9, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.con)-Gudida Diwaangalinta Ururada siyaasiga ah ayaa waxaa ay ka hadleen shirarka ay kala qabsadeen labada garab ee xisbiga UCID ka sharciga waafaqsan
Gudidu waxaa ay si cad u sheegen in shirka uu qabsadey garabka Gudoomiye Faysal Cali Waraaabe uu waafqsan yahay qararkii maxkamada sare isla markaana uu yahay ka ay gudi ahaan u aqoonsan yahiin in uu sharci yahay